Beeraalayda gobolka Baay oo ka cabanay ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowlada xiliyada ay howlgalka ku jiraan

0
31

Ugandan soldiers, operating under the African Union Mission in Somalia (AMISOM), advance towards Buurhkaba from their former position in the town of Leego alongside members of the Somali National Army (SNA) on February 24. The purpose of such an advance is to eventually open up the road from Mogadishu to Baidoa and connect the two citys currently under AMISOM's control. AU UN IST PHOTO / TOBIN JONES.Qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Baay ayaa sheegey in dagaalada u dhexeeya itoobiya shabaab iyo ciidanka dowlada ay saameeyeen dadka beeralayda ah oo ku mashquulsan soo gurashada mirihii ay beerteen

Hadaba si aan wax uga ogaano inta ay la egtahay dhibtan loo gaysanayo Beeralayda ayaa wariyeheena gobolka Baay Cali Cabdulqaadir(Cali Maykal)ayaa waxa uu waraystayMalaaq Cabdirashiid Cabdiraxmaan

Halkan ka dhgayso waraysiga

Malaaq cabdirashiid cabdiraxmaan (2)