Nala daawada barnaamijkii Dadoow Doodnooy oo isbuucan inoogu marti ah 3 xubnood oo aad u culus

0
94

Waxaan halka iiinku soo gudbineynaa barnaaj isbuucla ah oo ey ka qeyb qaadanayaan Suldaan Warsame Ibraahim Caliyow Maxamed Adan Inraahim iyo Cabdullahi Adan Axmed Black.

Barmaajikan oo ku saleysan wareysiyo aan la kala yeelanay seddexdaax xubnood ee an kor kusoo xusney waxaa uu ku saleysan yahay maamul u dhisda gobolada ey degaan qowmiyada digil iyo mirifle iyo wax hortaagan.

Daafeet.Com