Monthly Archives: June, 2016

Browse our exclusive articles!

Afhayeenka Ciidanka Amisom oo Sheegey In5ta Ruux ee Loo Heysto Dembiga Aan Lagu Maxkamadeyn Doonin Somaliya

Howlgalka Midowga Afrika ee Amisom ayaa shaaca ka qaaday in gudaha Somaliya aanan lagu maxkamadeyn doonin 5 Askari oo ka tirsan ciidamada Amisom, kuwaasi...

Dhegeyso:Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadlaya Darxumada Taala Degmada Marka

Xildhibaano ka tirsan maamulka shariif xasan ayaa maalmahan waxaa ay ku sugnaayeen degmada marka ayagoo shaagey iney halkaasi u joogeen iney xaliyaan dagaalo hore...

Dhegeyso Taliyaha Ciidanka Boliiska Degmada Afgooye Oo Sharci Cusub Dul Dhigey Degmada

Taliska booliiska degmada Afgooye ee gobolka Shabelaha Hoose Amiin bille Cusmaan oo la hadley warbaahinta ayaa soo saaray sharuuc ku saabsan bisha barakeysan ee...

Madaxaweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqasho Ku Tegey Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhaweyd gaaray xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee kuyaala dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa...

Dhegeyso:Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Sheegey In Magalada Muqdisho Xaqeeda La Lunsadey

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dhibaato uu ku sheegay in Bulshada Muqdisho xuquuqdooda...

Popular

Xisbiga himilo oo walaac ka muujiyey cadaadiska lagu hayo warbaahinta

Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo saaray war culus oo...

Dagaal maanta ka dhacay degmada berdaale oolagu diley taliyaha ciidanka bolisska degmada

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay...

Ciidamada itoobiyaanka oo la sheegey in dhamaadka sanadkan ay ka bixi doonaan somaliya

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa...

Dagaal xoogan oo maanta ka dhacay degmada berdaale

Wararka aynu ka heleyno degmada Bardaale ee gobolka Baay...

Subscribe

spot_imgspot_img