Dhegeyso:Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadlaya Darxumada Taala Degmada Marka

0
125

Xildhibaano ka tirsan maamulka shariif xasan ayaa maalmahan waxaa ay ku sugnaayeen degmada marka ayagoo shaagey iney halkaasi u joogeen iney xaliyaan dagaalo hore xal loogu waayey oo u dhexeeya kooxo gobolada dhexe kasoo kicitamey iyo dadka deegaanka.

Mid ka mid ah xildhibaanaas oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in degmada marka ay ka jirto xaalad aad u xun isla markaana loo baahan yahay in wax laga qabto hadalasdiisana waxaaka mid ahaa.

Degmada Marka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Degmada Marka Mobil