Monthly Archives: June, 2016

Browse our exclusive articles!

Wariyeyaasha Soomaalida oo ka cararaya hanjabaadda Al-Shabaab

Wariyeyaasha ka howl gala magaalada Muqdisho ayaa badankood la kulma tacaddiyo kala duwan oo uga imaanaya dhanka dowladda oo mararka qaar xirta suxufiyiinta iyo...

Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo Maanta Lagu Aasey Magalada Muqdisho

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka Qayb-galay Tukashada Salaadda Jannaasada ee Burci Maxamed Xamza oo dhawaan ku shahiiday Weerarkii ay...

Dhegeyso:Wakiilka Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Cambaareeyey Xasuuqii Ka Dhacay Degmada Afgooye

iyadoo dhawaan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ay ka dhaceen Dilal qorsheyn isla markaana looga geystey in ka badan 4 ruun qar kalana...

Dhegayso Duruus Ramadaani ah

            Dhegayso Duruus Ramadaani ah”Maxaa ina Afuriya maxaanse ina Afurinin”Waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta...

Dhegayso..Muqdisho oo laga xusay 26 Juun xili Hargaysa lagaba ilaabay

          Dhegayso..Muqdisho oo laga xusay 26 Juun xili Hargaysa lagaba ilaabay Dhegayso..Muqdisho oo laga xusay 26 Juun xili Hargaysa lagaba ilaabay

Popular

Kenya iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiisyo wax ku ool ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay...

Alshabab oo xaley soo weerarey saldhig ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka sabiid

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo...

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Subscribe

spot_imgspot_img