WARARKA

Gudiga doorashooyinka maamulka galmudug oo shaaciyey doorashada 8 kursi

Guddiga Doorashada ee maamul Goboleed Galmudug ayaa shaaciyay qabashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb. Kuraastaan waxaa qayb ka ah labo...

Midowga africa iyo xukuumada oo bilaabay ka hadalka howlgalka cusub ee midowga africa

Midowga Afrika, Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo saaxiibada beesha caalamka ayaa ku shirsan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlaya waajibaadka shaqo...

Howlgalo lagu sugayey amniga oo laga sameeyey magalada beledweyne

Ciidamada Booliska Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay oo dad farabadan lagu soo qab qabtay ka fuliyay xaafadaha qaar...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo maanta u kicitamey magalada dalka itoobiya

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi...

Dib u dhac ku yimid laba kursi oo la filaayey in doorashadoodu ay ka dhacdo magalada jowhar

Guddiga doorashooyinka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay inuu dib u dhac ku yimid doorashada labada kursi ee kala ah Hop#070 iyo Hop#115 Ee guddigu horay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img