WARARKA

6 ka mid ergooyinka doorashooyinka ee gobolada waqooyin oo shaley ku dhintey qarixii ka dhacay isgoyska ceelgaab

Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala beegsaday gaari bas ah oo ay ka buuxeen ergada doorashada xildhibaannada gobolada waqooyi, ayaa ugu yaraan waxaa lagu...

Gudiga doorashooyinka koonfur galbeed oo shaaciyey qeybtii labaad ee doorashooyinka lagu qabanayo magalada baraawe

Guddiga doorashada maamulka koonfur galbeed ayaa shaaciyey qeybtii labaad 13 kursi deegaan doorashada koonfur galbeed ee Baraawe. Gudiga doorashooyinka ayaa horey u qabtey doorashada 13...

Ciidanka booliiska gobolka banaadir oo ka hadley qarax maanta ka dhacay isgoyeska ceelgaab

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay Isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho. Sidoo...

Magaalada baraawe oo maanta lagu qabtey qeybtii labaad ee doorashooyinka golaha shacabka

Magaallo Baraawe waxaa maalintii labaad lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka, kuwaas oo deegaan doorashadooda ay tahay maamulka...

Qarax ka dhacay isgoyska ceelgaab

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho. Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img