Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Shaam”Golahan wasaarada ee cusub waa mid lagu magac dilaayo Ra’isul wasaare Kheyre”

Gudoomiyihii hore degmada Qoryooleey gobolka Shabeelaha hoose Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ka qayb ahaa Barnaamijka todobaadkii tagay iyo Soomaaliya ee ka baxa Wadajirradio Atlanta...

Faallo;Farmaajo iyo Khayre Ma waanay ogayn in 4.5 ay tahay Muqadas?

Kadib kolkii maanta uu Ra'isul wasaare Xasan Cali Kheyre uu soo bandhigay Xukuumadiisa cusub ayaa waxaa durba soo baxaya qayla dhaan ka kala imaanayso...

War Deg Deg ah;Wasiiru Dowle Xil maanta loo magacaabay iska Casilay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa ku waramay in Xilkiisa iska casilay Wasiiru dowlaha Waxbarashada iyo Tacliinta sare Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir...

Qaab Noocee ah Ayay Maamul Goboleedyada Dalka u Kala Heleen Golaha Wasiirada cusub

Guud ahaa golahan Wasiirada maanta lagu dhawaaqay ayaa waxa uu muuqaal cad ka bixinaayaa siyaasada cusub ee maamulka Farmaajo uu doonayo inuu dalka ku...

Beelaha Gare iyo BiyoMaal oo bilaabay is gaadgaad

Wararka ka imaanaya deegaanka degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in deegaanka Gaaywaroow oo hoos taga degmada lagu dilay ruux ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img