Dhegayso…Shaam”Golahan wasaarada ee cusub waa mid lagu magac dilaayo Ra’isul wasaare Kheyre”

0
41

Gudoomiyihii hore degmada Qoryooleey gobolka Shabeelaha hoose Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ka qayb ahaa Barnaamijka todobaadkii tagay iyo Soomaaliya ee ka baxa Wadajirradio Atlanta ayaa sheegay in Golahan cusub ee uu Ra’isulwasaare Kheyre uu soo dhisay uu yahay mid isaga lagu magacdilayo.

Dhegayso Ra’isulwasaare Kheyre

Ku dhegayso Moobilkaaga