Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Dad ay Abaartu saamaysay oo ku nool gobolka Mudug oo Sheegay inay caruurtoodu Beecinayaan.

Qaar ka mid ah dad ay Abaartu ka dhameysay Xoolihii ay dhaqan jireen oo ku nool Gobolka Mudug ayaa Sheegay in si ay u...

Dhegayso…Sheekh Nuur Baaruud oo ka Run sheegay dhibta Soomaalida haysata maanta.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dambiyada ka dhacay Soomaalida dhexdooda in ay keeneen Abaaraha,Cudurada iyo weliba...

Dhegayso Nabad-doon Caawac ahaa oo Xaley lagu dilay Buur-Karoole

Wararka ka imaanaya magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa ku waramaya in Xaley magaalada Dil bareer ah loogu geystay Alla ha u naxariistee Nabadoon...

Kacdoonka looga soo Horjeedo Shariif Xasan RUN IYO BEEN!

Waxaan filaayaa in aanay maanta su'aali ka taagnayn in guud ahaan Ummadda reer KoonfurGalbeed Soomaaliya ay u baahan yihiin inay iska qaadaan HEERYADA uu...

Dhegayso..Jaaliyada Atlanta oo Boogaadiyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Atlanta Gobolka Georgia dalka Mareykanka ayaa waxay Boogaadin iyo Hambalyo u direen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img