Dhegayso..Jaaliyada Atlanta oo Boogaadiyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

0
48

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Atlanta Gobolka Georgia dalka Mareykanka ayaa waxay Boogaadin iyo Hambalyo u direen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo xaflad xalay ka dhacday Magaalada.

Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Waxgaradka magaalada oo kaashanaya ururka Jaaliyada Soomaaliyeed ee Somali-American ayaa waxaan ka wareysaney xaflada iyo sida ay u dhacdayba Gudoomiyaha Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka magaalada Atlanta Dr.Cali Cismaan Cali.

Halkan ka dhegayso Wareysiga