daafeet.com
Dhegayso..Jaaliyada Atlanta oo Boogaadiyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Atlanta Gobolka Georgia dalka Mareykanka ayaa waxay Boogaadin iyo Hambalyo u direen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaaj…