Daawo: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Amisom u Sheegey in 2 Sano Gudohooda Uu Rabo in Alshabab Looga Saaro Dalka

0
23

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan maalintii shaley la qaadey taliyeyaasha ciidamada amisom ee ku sugan dalka somaliya ayaa waxaa uu kulankaasi ugu sheegey in uu rabo in alshabab dalka looga nadiifiyo mudo laba sanadood ah.