Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlada Federaalka Waa Shaqsi Noocee ah.

0
58

Agaasimaha guud ee madaxtooyada ayaa todobaadkan waxaa loo magacaabey Dr cali siciid faqi, Dr Cali Saciid Faqi waa dhaqtar ku taqasusey cilmiga xoolaha isla markaana waa aqoonyahan u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka somaliyeed ee xuquuqdooda la dudsiiyey sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa dadka u dhaqdhaqaaqa bulshada dulman wuxuuna soo qabtey xilka safarada somalida Belgium,  Holland iyo   midowga yurub.

Dr  Cali Siciid Faqi muxuu ka aaminsan yahay xalka dhibaatada ka jirta dalka somaliya, Aminiga, federaalka, dowladaha shisheeye iyo cadaalada bulshada.

Nala daawada Dr Cali Siciid Faqi oo ka hadlaya mowqifkiisa arimaha aan kor kusoo sheegney.