Dhegayso…Sheekh Nuur Baaruud oo ka Run sheegay dhibta Soomaalida haysata maanta.

0
45
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dambiyada ka dhacay Soomaalida dhexdooda in ay keeneen Abaaraha,Cudurada iyo weliba Colaada, loona
baahan yahay in laga Towbad keenno, si khataraha ay abaartu ka mid tahay ALLE nooga Qaado.
Halkan ka dhegayso  Sheikh Nuur Baaruud Gurxan