Qaab Noocee ah Ayay Maamul Goboleedyada Dalka u Kala Heleen Golaha Wasiirada cusub

0
49

Guud ahaa golahan Wasiirada maanta lagu dhawaaqay ayaa waxa uu muuqaal cad ka bixinaayaa siyaasada cusub ee maamulka Farmaajo uu doonayo inuu dalka ku hago Afarta sanadood ee soo socda iyadoo ay maamul goboleedyaduna yihiin lakab saameyn badan ku yeelan doona habsami u socodka howlaha Dowlada oo adeega bulshadu ugu horeeyo.

Maamul goboleedada Dalka ayaa iyaguna golahan Wasiirada ee Cusub Sida tan:

*Maamulka Soomaaliland.
1-Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, (Somaliland)
2-C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda, (Somaliland)
3-Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, (Somaliland)
4-Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, (Somaliland)

*Maamulka Puntland
1-Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Puntland
2-C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, (Puntland)
3-Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, (Puntland)
4-Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, (Puntland)
5-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Puntland)

*Maamulka GalMudug
1-Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, (Galmudug)
2-Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, (Galmudug)
FG. Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha labaduba waa reer GalMudug.
*Maamulka Jubland
1-Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, (Jubbaland)
2-Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka, (Jubbaland)
3-Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Jubbaland)

*Maamulka HirShabeele
1-Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada,. (Hirshabelle)
2-Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Hirshabelle)
3-Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Hirshabelle)
4-C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, (Hirshabelle)
5-Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, (Hirshabelle)
6-Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, (Hirshabelle)

*Maamulka KoonfurGalbeed
1-Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka. (K/G)
2-C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( K/G)
3-Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta, (K/G)
4-Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, (K/G)
5-Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, (K/G)
6-Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda, (K/G)
7-Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka (K/G).