Wadajirradio Atlanta

Ogaysiis ku socda Bahda Sportiga KoonfurGalbeed.

Guud ahaan Bahda Sportiga KoonfurGalbeed ee ku nool dunida daafaheeda ayaa waxaa lagu wargelinayaa in dhismaha gudiga SouthWest Olympic Committee oo haatan soo gaaray...

Dhegayso..Kulan looga hadlayay Amniga oo Baydhabo ka dhacay

              Kulan ay yeesheen Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow iyo Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiisha AMISOM ayaa waxaa...

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Magaalada Muqdisho oo weli laga dareemayo xaalado cabsi ah. ---Baarlamaanka Kenya oo diiday in ciidamadooda laga saaro Soomaaliya. ---Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka soohorjeestay gudiga...

Dhegayso..Xildhibaan Dalxa”Gudiga samaynta maamulka K/G ma ahan mid u cuntama reer Shabeelaha hoose”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka soo horjeestay gudiga ay dowlada Fedraalka u saartay kasoo tala bixinta habka loo marayo samaynta maamul goboleed ay...

Dhegayso..Faa’iidada Tobanka danbe bishan Ramadaan

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album Ku dhegayso...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img