Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Leesto”Waxay rabaan in dagaalka Marko iyo Muqdisho ay Baydhabo u soo raraan”

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Garoomada ee Dowladgoboleedka KoonfurGalbeed Cabdulaahi Maxamed Idiris ayaa sheegay in gudiga Muqdisho ay Dowlada Fedraalka ku dhistay uu yahay mid...

Xog: Garyaqaano Reer Sh.Hoose Ah Oo Ku Hawlan Dacwad Caalami Ah Oo Ka Dhan Ah…

Waxaa soo baxaya warar xasaasi ah kuwaas oo daboolka ka qaadaya qorshe aad muhiim u ah oo ay ku hawlan yihin garyaqaano iyo waxgarad...

Dhegayso..Gudoomiye kuxigeenka Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Nabad ku baryootamaya

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca dhaqaalaha ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdifataax Xaaji Cabdule Yuusuf ayaa markii ugu horeeyay waxa uu kasoo dhex muuqday warbaahinta maxaliga ah...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Gudoomiyaasha degmooyinka gobalka Banaadir oo maanta tababar kaga furmay magaalada Muqdisho ---howlgalo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay degmada Afgooye. ----Dagaal khasaaro geestay oo...

Dhegayso…Cashar Ramadaani ah”Maxaan na Afurin oonan ogayn”

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album  

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img