Ogaysiis ku socda Bahda Sportiga KoonfurGalbeed.

4
34

sportigaGuud ahaan Bahda Sportiga KoonfurGalbeed ee ku nool dunida daafaheeda ayaa waxaa lagu wargelinayaa in dhismaha gudiga SouthWest Olympic Committee oo haatan soo gaaray heer gabagabo ah isla markaasina loo baahan yahay dhamaan Bahda Sportiga ee kasoo jeeda KoonfurGalbeed in si wadajir ah ay uga qaybqaataan isla markaana ay ka tala bixiyaan guud ahaan dhamaystirka dhismaha Gudiga SouthWest Olympic Committee.

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Gudiga kmg ah ee samaynta SouthWest Olympic Committee oo ah.
SouthWestOlympicCommittee@gmail.com

4 COMMENTS

  1. waa war aad u wanaagsan waana soo dhowaynaynaa waxaana leenahay waa arin aad loogu farxo meshiina kawada ,

Comments are closed.