Maamulka Degmada Awdheegle oo Lagu Dhawaaqay

0
92

Wasiirka arimaha gudaha maamulka koonfur galbeed ayaa maanta ku dhawaaqay maamulka degmada awdheegle, Maamulkaasi oo ka kooban 5 xubnood.

Gudoomiyaha degmada awdheegle ayaa loo magacaabay Cabdullahi Cusmaan Abukar.