Dhegeyso:- Wasiirka Amniga oo Faahfaahin Ka Bixiyey Qaraxii Shaley

0
53

Ilaa iyo hada waxaa la xaqiijiyey in ay k dhinteen qaraxii shaley 25 intaas in kabadana ay ku dhaawacmeen weerarkaasi oo ay alshabab kusoo qaadeen meel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya iyo Hotelka Dorbin oo ku yaalla Agagaarka Isgoyska Jubba.

Khasaaraha ugu badan ayaa ka dhashay qaraxa ka dhacay Hotelka Dorbin afaafkiisa hore, maadaama halkaasi ay marayeen dadweyne u badan dhalinyaro, kuwaasi oo u jimceystay Xeebta Liido, xilligaasina soo hoyanayay.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle oo booqday dhaawacydii xalay ayaa faah faahinaya khasaaraha ay geysteen qaraxyadii xalay.

Wasiirka-amniga

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka-amniga Mobil