Akhriso Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka jawaabey Hadal Shaley Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha

0
36

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhow war ka soo saaray war saxaafadeedkii shalay ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha, kaasoo looga hadlayay arrinta dhulka danta Guud iyo Ilaalinta Hantida Qaranka.