Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Xasan Sheekh

2
212

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga hadlayo qaabka uu xasan shiikh Maxamuud ku raadinaayo inuu mar labaad ku guuleysto xuskunka dalkaasoo sida aan sawirkan ku arkeyno u maraayo wado kasto uoo uu ku heli karo.

2 COMMENTS

  1. Ascw, Salaan kadib walaalkey Amin Amir waan ku salaamey.
    Salaan kadib walaal waxaan kula jeclaadey wax wanaagsan inaan kula wadaago oo ah wax adiga Adduunyo iyo aakharo wanaag kuu ah, maxaa yeeley diinteeno waa waano wxayna u tahay dhamaan muslimiinta oo dhan ee wlaalow waxaan ku dhihi laxaa iska jooji sawirada aad sameyso intaan kaliya xakuu axaato maxaa yeeley sida nabigeena inoo sheegay maalinta qiyaamo dadka wax masawira wxay kamid yihiin dadka ugu cadaabta daran, waxaana cadaab looga dhigaa Nafta geliya waxa aad sarteena mana ay gelin karaan ka dib naarta ayaa lagu tuurayaa. ee Alle ayaan ka migin galney naar cadaabkeeda. ee walaalow dhamaan dadka fiirsada way ku qslayaan markaad wax sawirtid laakiin Maalinta qiyaamo way kugu markhaati furayaan ee walaalow waa iga waano wax kale ku bedelo cimrigaa iyo caruurtaada Alle xakuu barkeeyo.
    AAmiin AAmiin
    omar ferrow

  2. Omar feerow walaalow nasteexada kuwa xoolaha umada dhacay hadana rabo iney dhacaan, Kuwa dadka dariiqa u taagan oo isbaarada aan dhamaadka laheyn ku haya, kuwa kufsiga iyo boobka dalka ka wadana bal ayagana u nasteexee.

Comments are closed.