Monthly Archives: October, 2016

Browse our exclusive articles!

Magalada Beledweyn oo Habeenkii Xaley Laga Sameeyey Howlgalo Lagu Sugaayo Amaanka

Howlgalo lagu sugayo amaanka ayaa habeenkii xaley waxaa laga sameeyey Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kadib markii maalintii shaley Shabaab weerar khasaare geystay...

Alshabab oo La Wareegtey gacan Ku Heynta Degmada Tiyeegloow

Al-shabaab ayaa si buuxda ula wareegay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii ay saakay ka baxeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya. Al-shabaab ayaa Degmada...

Daawo Abwaan Mustafe Sheekh Aadan oo Fariin Adag U Direy Shariif Xasan

Abwaan Mustafe Sheekh Aadan oo ka mid ah abwaanada ugu waaweyn ee koonfur galeed ayaa kadib markii uu arkey caqabad xumada uu ku socdo...

Maamul Goboleedka Galmudug oo Sheegey In Dagaalkii Shaley Ay Ku Jireen Ciidamo Ka Socda Jubaland

Maamul goboleedka Galmudug ayaa Faah-faahin ka bixisay Dagaalkii dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Maamulka Puntland. Afhayeenka Gobolka Mudug ee Maamul goboleedka Galmudug Axmed Xasan Faarax ayaa...

Alshabab oo Maanta Weerar Ku Qaadey Saldhig Amisom ay Ku Leedahay Magalada Beledweyne

Weerar ayaad u weyn ayaa maanta lagu qaadey saldhiga ay ciidamada amisom ku leeyihiin magalada baladweyne ee gobolka hiiraan. Goob jooge ku sugnaa meel aan...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img