Dhegeyso Waxna ka ogow Ujeedka Dowlada Itoobiya ay Ciidankeeda kaga saareyso Soomaaliya.

0
32

Ciidanka Itoobiya oo isaga Baxaya inta badan deegaanada ay ka joogaan Soomaaliya,taas oo fududaynaysa in AL-Shabaab ay isku balaariyaan mar kale gobalo badan oo ka mid ah Dalka Soomaaliya.

Hadaba waxay su’aali ka taagan tahay Ujeedka Dowlada Itoobiya ee ku aadan ka saarista ciidankeeda Soomaaliya.

Warbixin-ku-saabsan-bixitaanka-itobiya

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

warbixin-ku-saabsan-bixitaanka-itobiya-mobil