Dhegeyso:Madaxweynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Puntland C/rahman faroole oo Doorashooyinka Ku Timaamey “”Ku Darsasho Dahsoon””

0
24

C/raxmaan Faroole oo horey Madaxweyne uga soo noqdey maamul gobeedka Puntland ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in hada ay wado Qorshe ay waqtiga ku kororsaneyso, maadaama marar badan dib loo dhigay waqtiga Doorashada.

C/raxmaan Faroole hadaladiisa waxaaka mid ahaa.

cabdirahman-faroole

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabdirahman-faroole-mobil