DEG DEG: Qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo Baydhabo ruxay

0
32

wardegdeg

 

 

 

 

 

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaaladu ay ruxeen Laba qarax  oo sida lasheegayo ay Naftood Haligayaal fuliyeen.

 

Qaraxyadaan oo ahaa kuwo isku mar dhacay ayaa waxay ahaayeen kuwo aad u xoog badan isla mar ahaana ay dad badani ku wax yeeloobeen,Qaraxyadan maanta ka dhacay Baydhabo ayaa waxaa lala beegsaday xaruntii hore ee Dahabshiil iyo Maqaayada Isku Aamow

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in dad aad u tira badani ay ku dhinteen qaraxa ka dhacay Baar Isku Aamow ha yeeshee ilaa iyo hada ma jirto mas’uul ka hadlay weerarkan iyo cid mas’uuliyadiisa sheegatay midna.