Aqriso Miisaaniyada Sanadka ay Qorsheysey Xukuumada Federaalka iyo Cadaalad darada Ka Dhex Muuqata

1
40

somaliaMiisaaniyadda Dawladda Federaalka 2016 ee Baarlamaanka ansixiyey Maamul goboleedyada waxaa ugu jirta lacagahaan Lacagta waxey ka imaaneysaa ilaah dhaqaalaha ee Gobolka Banaadir iyo deeqo dibadda ah sida ku cad docomentiga.

Maamul Goboleedyada dalka qaabkan ayay dhaqaalaha u kala helayaan iyadoo aysan sidoo kale la cadeynin qeybtii Dowladda dhexe ka heli lahayd degaanada ay maamulaan Maamul Goboleedyada.

Puntland 4,500,000$
Interim Juba Administration 2,500,000$
Interim South-West Administration 1,500,000$
Interim Galmudug Administration – 1,500,000$
Mogadishu local government: 6,000,000$
Hiiraan Iyo Sh/Dhexe iyaga xisaabtaba kuma jiraan!

Xafiiska Madaxtooyada, Raisul wasaaraha , Xafiiska Baarlamaanka waxay qorsheysteen 15 million dollar sanadka 2016.
Wasaaradda Caafimaadka Dalka waxaa loo qorsheeyey Hal million dollar
Xubnaha Baarlamaanka waxay qorsheysteen Mushaar ahaan 12 million dollar.

1 COMMENT

  1. Digil iyo Mirifle waxaa laga waayey dad karti leh oo deegaanadooda hormariyo. Maxaa idinku lifaaqay Hawiye? Maxaad kaligiina u noqon waayseen Budo gaar u tuman?

    Adinka lee Hawiye isku dhejiyey ee ka xaaxaabiya hee. Muqdisho ayaa lagu cunay xaqiina, 6-da milyan ee Muqdisho waxaa qaatay Hawiye + Galmudug.

Comments are closed.