Daawo sawir uu Amiin camir Ka Sameeyey Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabasugida Dowlada Federaalka

0
39

Amin camirAmiin Camir ayaa waxaa uu sawir uu kaga hadlayo halka ay mareyso nabad gelyo xumida ka jirta caasimada dalka somaliya ayaa waxaa uu ku eedeeyey in ay ka shaqeynayaan nabad gelyo xumida ka jirda dalka gaar ahaan magalada muqdisho wasiirka amniga dowlada federalka somaliya iyo taliyaha ciidanka nabadsugida isagoo labada ku eedeeyey iney gacan saar la leeyihiin xarakada alshabab.

 

DILKII_NABADA