Dhegeyso:-Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland oo Taageerey Go,aankii Cabdi weli Gaas uu Ku Diidey In Wax lagu Qeybsado 4.5

0
39

puntlandBaarlamaanka maamul gobleedka Puntland ayaa kulanay maanta yeesheen waxaa ay kaga hor yimaadeen heshiiska Madasha Qaran ee lagu qaatay in aqalka hoose ee Baarlamaanka lagu soo xulo qaabka 4.5

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay go’aanka, isagoo sheegay in Puntland aanu ogolaan karin 4.5, beesha caalamkana ay ugu baaqayaan inaysan taageerin go;aan aysan Soomaalida u dhameyn.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa’

Barlamanka Maamul Goboleedka Puntland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Barlamanka Maamul Goboleedka Puntland MObil