Daawo:-Gudoonka Baarlamaanka oo Codsadey In Si Deg Deg ah Baarlamaanka Lagu Keeno Go,aankii Ay Gaareey Maamul Goboleedyada iyo Xukumada

0
26

jawariKulan looga hadlayey hiigsiga 2016 ayaa maalintii shaley lagu soo gabagabeeyey magalada muqdisho kaasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiinta maamul goboleedyada iyo madax ka socota xukuumada federalka, Gabagabadii kulanka ayaa waxaa kasoo kasoo baxay hishiis ka kooban dhow qodob kaasoo uu gudoonka baarlamaanka maanta codsey in si deg deg ah loo hor geeyo baarlamanka.