Tacsi:-Odey Dhaqameedyada Koonfur Galbeed oo ka Tacsiyeey Geeridii Ku Timid Alah u Naxariistee Ugaas Cabdirahmaan Ugaas Qaliif

0
50

ugaas cabdirahmanSuldaan Warsame Suldaan Caliyow, Suldaan Siidow Maadow, Suldaan Buube Cabdulle Buube iyo dhamaan odey dhaqameedyada koonfur galbeed waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii iyo reer tolkii uu ka geeryoodey alah u naxariistee Ugaas Cabdirahmaan Ugaas Qaliif oo maalintii Axada ku geeryoodey degmada baledweyne.

Wexeyna eebe uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo ehaladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo Amiin Amiin.