Dhegayso…Shaam”Xasan Shiikh Maleeshiyada Abgaal ka rar gobolka,Shariif Xasan Isku xishood,Reer Baraawa soo dhacsada Sharaftiina.

1
50

shiimCabdiraxmaan Sheekh Maxamed(Shaam Qoryooleey) oo maanta wareysi siiyay Wadajirradio Atlanta ayaa ka dhawaajiyay in dhibta haysata dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ayan u kala harin maamulada heer Fedraal,heer Maamul Gobol iyo Kooxda duulaanka.

Shaam ayaa hoosta ka xariiqay si looga baxo dhibta gobolka ku soo noqnoqotay oo ay qayb ka tahay tan haatan Baraawe ka taagan inuu Madaxweyne Xasan Shiikh Maleeshiyada beeshiisa Abgaal ee uu dharka Ciidamada Qalabkasida u soo geliyay uu ka rar gobolka,Shariif Xasana inuu Isku xishood,Reer Baraawa soo dhacsada Sharaftiina.

Halkan ka dhegaysoShaam

1 COMMENT

  1. Waxaan wadamada deeqda siiso dowlada guurguurto ka codsanayna in ay ka fiirsadasn deeqda ummada badalkeeda lagu xassuqayo ummkada nabada jacel ee rer shabellada hoose Marka iyo Baraawe.
    Warqado UN. IGAD. Iyo Ambashatoorada caalamka Kenya Ethiopia Djibouti way ka warqabaan Waxaan ka codsanayna xassuqayo lagu hayo Somalia in la maxkamareyo dadka ku lug leh.

Comments are closed.