daafeet.com
Dhegayso…Shaam”Xasan Shiikh Maleeshiyada Abgaal ka rar gobolka,Shariif Xasan Isku xishood,Reer Baraawa soo dhacsada Sharaftiina.
Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed(Shaam Qoryooleey) oo maanta wareysi siiyay Wadajirradio Atlanta ayaa ka dhawaajiyay in dhibta haysata dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ayan u kala harin maamulada …