Daawo:-Beesha Leysaan oo Fariin Adag u Dirtey Maamulka Axmed Madoobe

3
865

leysanKulan ay shaley isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka beesha Leysaan ayaa shaley lagu qabtey magalada baydhaba kulankaas oo looga hadlayey tacdiyaad ka dhacay degmada doolow kaasoo ay geysteen maamulka raaskambooni ee ka aramiya degmadaas.

Odayaashan ayaa kulanka ka dib waxaa ay fariin adag u direen maamulka Axmed madoobe waxaana ay sheegeen in si deg deg ah wax looga qabdo nin ay ku timaameen iyo uu yahay burcad isla markaana ka ay sheegeen in uu yahay gudoomiyaha degmada doolow.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa

3 COMMENTS

  1. Beesh Laysaan waa runtooda, ma ahan dad dhiigooda luma, waxan ka rajaynayaaa in ay uhaldaan dadka kale ku dhibaysan boobland

  2. QABIILLADA SOOMAALIYA IYO KARTIDOODA DAGAAL
    casharradii laga bartay 25kii sanno
    3da beelood ee Soomaalida ku caan baxay dagaallada oo kala ah DAAROOD, HAWIYE IYO DIGIL-MIRIFLE, waxay leeyihiin 3 qabiil oo kala ah DUGAAG, DAANYEER IYO MAROODI, waa marka loo eego awoodda iyo kartida dagaal ee ay kala leeyihiin qabiiladaas.
    DUGAAG waa qabiilka leh awood, geesinimo iyo karti dagaal, kuna caanbaxay dhiig-cabnimo.
    MAROODI: waa qabiillada aan lahayn karti dagaal, hase yeeshe leh xoog maroodi, xattaa hadii aad dishid waxaa kugu filan in uu kugu soo dhaco, waad dhimanaysaa, kuwa kale waxay moodayaan in uu asaga ku dilay, laakiin sidaas ma aha.
    DAANYEER: waa qabiillada aan lahayn karti dagaal iyo xoog maroodi toona, laakiin leh, MICIYO DAANYEER, markuu afka kala qaado, oo dhogorta kiciyo ayuu ismooda libaax, laakiin uusan dawacana iska celin karin.
    Haddaba sidaas si la mid ah, wxaa leh Daarood, Hawiye, iyo Digil-mirifle.
    HAWIYE: Dugaaga Hawiye, waa Habar-gidir, Daanyeerkoodana waa Xawaadle, Maroodigoodana waa Abgaal.
    DAAROOD: Dugaagga Daarood waa Mareexaan, Daanyeerkooda waa Majeerteen, Maroodigooda waa Ogaadeen.
    DIGIL-MIRIFLE: Dugaaggooda waa Xariin, Daanyeertooda waa Leysaan, Maroodigooda waa Hadame.
    Majeerteen, Leysaan, iyo Xawaadle, waxaa lugu yaqaannaa, wiilal qurux badan, oo Dabajeexa isku duu-duuba, gawaari tikniko ah oo far badan is daba dhiga, laakiin haddii ay dawaco soo yeertana ka dheereeyaan Cabdi-bilaha.
    waxaa dhagaha kaga kaadiya Xariin iyo Sacad, haddii af-minshaarnimadooda ahaan lahayn adduunyada waa horaa laga wayn lahaa, laakiin waxaa Ilaahay u dulleeyey oo ku bad-baadiyaa 3da MAROODI ee kala ah Ogaadeen, Abgaal iyo Hadame, oo ay marba dhinac isaga kaxaystaan.
    Ogaadeen, Abgaal iyo Hadame malaha caqli, karti iyo geesinimo toona, laakiin fara-badni oo aan caqli badan la soconin ayey cowska ku daaqaan, markii 100 laga dilo ayay kun soo safaan, sidaas darteeed dagaalkooda waxaa ka fudud rarashadooda.
    Habar-gidir, Mareexaan, iyo Xariin waa dhurwaa, oo hooyadood hadday nooshahyna nuuga, hadii ay dhimatana cuna. Habar-gidir markay xaalada ku xumaatto ayay Hawiye sheegatta, Mareexaana markay ku xumaato ayuu Daarood sheegtaa, Xariina markay ku xumaato ayuu Eelay ku cararaa.

  3. kkkkk horta abdulaahi ciyaal suuq aa tahay somaliya wahey tahay waa kala baratey lakiin wahaa ka tagtey 2 qoomiyad oo kala ah digil iyo dir wahaa sheegety 3 qoomiyad oo kala ah hawiye iyo daroot iyo mirifle 2 qoomiyad mahaa uGu tagtey ayagana sida aad u saadalisey afka ku dhufatey waa u fikirtey horta in kasto aa dhahdey hariina markey tala ka cumaato ayuu elaay u roda adoo dhihi kara mirifle ayow u ordaa wahaa dhahdey elaay ayow u ordaa micnahaas wahaan u fahmey hariin wahaa adeer u ah eelaay hadii aan hadalkaaga u fiirsho sida abtirka miriflaha oow ahaa lakin wahaa ka roonaan leheet in aad dhahdo wahow u ordaa mirifle hadey tala ka humaato ileen habargederba markey tala ka humaato wahey u ordodaa hadii qabiil aan aan dhahno koor muransade iyo shiikhaal ayaga hawiye kale soo kiciya kkk runta aa sidaa eheet

    leysaan hada ayey hadal bilaawdey dhulki ay haqa u leheet waa ka soo bahdey intey leheet baay degaan ka hel waa ka heli weysey baayna degaan Kuma heyso gedo iyo jubada hoose ay degaan ku leheetna wa ka qadey dhinci baay ka deg ay is leehetna wahaa lagu hayaa ma ku heyn karno bah dhulkaada aad marka in ay is hubeyso ama hadame ay wadataa laga rabaa si ay usoo ceshato dhuleeda koley keligeeda degaal in aysan galeeyn waan wada ognahay lakiin hadame ayey degaal gelin karaan taas waa hubnaa wsc

Comments are closed.