Monthly Archives: September, 2015

Browse our exclusive articles!

Aqriso Go,aankii Uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Kasoo Saarey Mooshinkii Laga Keeney Madaxweynaha

Guddoonka sare Baarlamaanka Somaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari  ayaa soo saaray go’aan la xiriira Mooshinka laga soo gudbiyay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, mooshinkaasi...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Maanta Usoo Kicitimey Dalka Mareykanka

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u socdaa;ey dalka Halkaasoo ay kaga Qayb-galayaan Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Sannadkan. Wafdiga Madaxweynaha...

Daawo sawir uu Amiin Ka sameeyey Waxa Kala Heysta Xisbiga Wadani iyo Xisbiga Kulmiye ee Somaliland

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir ka sameeyey xisbiga wadani oo ka mid ah xisbiyada ka dhisan somaliand.

Dhegeyso:- Xujey ilaa iyo 7 Ayaa Ka Mid Noqdey Dadkii Shaley Ku Dhintey Magalada Mina ee Dalka Sacuudi Arabiya

Faahfaahin dheeri ah oo maanta kasoo baxeysa shilkii shaley ka dhacay magalada mina ee dalka sacuudi arabiya ayaa sheegaya in somali ilaa iyo 7...

Alshabab oo Boqolaal Ruux Kula Tukadey Salaada Ciida Magalada Janaale

Waxaa shaley Magaalada Janaale isugu soo baxay Boqolaal shacab ah kuwaasi oo Kooxda Alshabaab Salaada Ciid kula dukatay Fagaare ku yaala Magaaladaasi. Salaada ayaa waxaa...

Popular

Kenya iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiisyo wax ku ool ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay...

Alshabab oo xaley soo weerarey saldhig ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka sabiid

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo...

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Subscribe

spot_imgspot_img