Dhegeyso:- Xujey ilaa iyo 7 Ayaa Ka Mid Noqdey Dadkii Shaley Ku Dhintey Magalada Mina ee Dalka Sacuudi Arabiya

0
29

sacudiFaahfaahin dheeri ah oo maanta kasoo baxeysa shilkii shaley ka dhacay magalada mina ee dalka sacuudi arabiya ayaa sheegaya in somali ilaa iyo 7 gaareysa ay ayagana mid noqdeen xujeydii halkaasi ku dhimatey.

Mid ka mid ah dadka halkaasi jooga oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in ay dhimashadu intaa tahay dhaawac ilaa iyo 17 uu jiro.

Waakan ee nala dhegeysta.

shilkii sacuudiga

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

shilkii sacuudiga mobil