Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
82

sh cumarBahda Daafeet Media iyo dhamaan Reer Abicar Cali waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh u marinayaan dhamaan eheladaii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey alaha u naxariistee Adeer  Sheekh Cumar Ibrahim oo maanta ku geeryoodey magalada baydhaba.

Waxaana ay eebe uga baryayaan in uu naxariistii jano siiyo janatul firdosana ilaahey ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo Amiin Amiin Amiin.