Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey In Dagaalkii Leego Lagu La,yahay Gudomiyaha Deegaanka Iyo Mid Ka Mid Ah Wasiirada Shariif

0
28

siidiGudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Cabdulkhadir Siidi oo ka hadlayey weerarkii shaley ay Alshabab ku qaadey deegaanka leego ayaa sheegey in halkaasi ay alshabab ku dileen haween badan kolka laga reebo ciidamada amisom oo halkaasi lagu laayey, Waxaa kaloo uu intaas raaciyey in gudoomiyaha deegaanka leego iyo ku xigeenkiisa ayagana aan la ogeyn halka ay dhigeen tin iyo cirib, Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegey in uu halkaasi ku maqan yahay mid ka mid wasiirada maamulka shariif Xasan.

Cabdulkadir siidi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdulkadir siidi mobil