Dhegeyso:- Xubnaha Baalamaanka oo ka hadley Dib u Dhicii Ku Yimid Mooshinkii Ahaa In Maanta Loo Codeeyo

1
30

barlamanka-cusubGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari oo ka hadlay Furitaanka Kulankii maanta ayaa Xildhibaanada u aqriyay Codsi kaga yimid Ra’isal Wasaaraha Xukuumada kaasi oo la xiriira in dib loo dhigo Mooshinka horyaalla Baarlamaanka .

Kulankaasika dib ayaa xildhibaanada waxaa ay la hadleen warbaahinta ayagoo si buuxda u cadeeyey in ay mar walba u taagan yihiin sidii loo sixi lahaa waxa qaldan isla markaana loogu dhaqmi lahaa dastuurka.

Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

Mooshinka baarlamaanka ee jubba

Halkan hoose kaga dhegeyso mibilkada

Mooshinka baarlamaanka ee jubba mobil

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Xildhibaan: goor hore ayaan saadaaliney meesha uu ku dhamaanayo mooshinkiina,waxaad la kulanteen subaxdii hore hujuum ciidan,waxaa idin xigay codsiga cumar,waxaa ka sii daran waxa ay idin soo xawileen abdi iyo ahmed,dhibaatada idin haysato waa faham la’aanta isbebedelka cimilada siyaasada iyo dharka aad u xiran la haaydeen.mhd????????

Comments are closed.