War Deg Deg Ah:- Xafladii Ku Dhawaaqista Golaha Wasiirada oo Dhameystirin oo Hada Ka Bilaabatey Madaxtooyada

0
34

breaking nXaflad ku dhawaaqis golaha wasiirada oo haatan ka bilaabatay madaxtooyada iyo wariyayaasha oo halkaas la isugu yeerey.

Kol dhaweyd ayey aheyd kolkii uu reysulwasaare Cumar Cabdirashiid uu magacaabey 20 wasiir bal eynu eegno hadii 20kii wasiir wax laga bedeley iyo hadii intoodii lagu kordhiyey wasiiradii harsanaa iyo wasiir ku xigeenada.