Monthly Archives: January, 2015

Browse our exclusive articles!

Qurbo Joogta Kasoo Jeeda Degmada Awdheegle oo Si Xun Uga Soo Horjeestey Falkii Dhawaan ka Dhacay Degmada Awdheegle Baaqna U Direy Xukuumada Federalka

Kulan balaaran oo ay qadka telfoonka ku qabsadeen qurbo joogta kasoo jeeda degmada awdheegle ayaa waxaa lagu gorfeeyey Dhacdo fool xuma ah oo laba...

Bananbax Ay Laba Qof Ku Dhinteen oo Maanta Ka Dhacay Degmada Guriceel

Banaanbax rabshado wata ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, kaasoo ahaa mid lagu taageerayay ururka Ahlusunna Waljamaaca. Banaanbaxan ayaa inta...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img