Monthly Archives: January, 2015

Browse our exclusive articles!

Dhegyso:- Maamulka Goboleedka Puntland oo Sheegey In Ay U Madax Banan Yihiin Qeyraadkooda Cidna Aysan Marti Uga Aheyn

Hay’adda baarista iyo qodidda shidaalka Puntland ayaa maanta war-saxaafadeed kasoo saartay arrimaha kheyraadka dabiiciga ah ee ku jira dhulka Puntland ay maamusho. War-saxaafadeedkan oo uu...

Dhagayso..Siidii oo ku been abuurtay dhacdadii ay ciidamada Dowladu ku gumaadeen Beeraalaydii reer Awdheegle

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur Siidii oo ku sugan degmada Barawe ayaa waxay saxaafada madaxa banaani wax ka weydiisay dhacdadii ay...

Daawo:- Wixii ugu waaweynaa ee Ka Dhacay Koonfur Galbeed iyo XUkuumada Sanadkii Tegey 2014

Waxaan halkan idingu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay dalka gaar ahaan kuunfur galbeed somaliya sidaas iyo dhegeysi wanaagsan. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=14OHuhkokjk?list=UUlXVesUWUwg5_JouXiK4kxw] Daafeet.Com

Maxkamada Sare ee Kenya oo Xayiraad Kusoo Rogtey 8 Qodob oo Ka Mid Ah Sharcigii Dhawaan Kasoo Baxay dalka Kenya

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xayiraad kusoo rogtay manta qodobbo ka mid ah sharciga muranka dhaliyay ee wax ka bedelka ammaanka dalka Kenya,...

Macalimiin Kenyaan Ah oo Qarax Lagula Beegsadey Magalada Gaalkacyo

Inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhintay qarax maanta galinkii hore lala eegtay macalimiin ajnabi ah isla markaana barayaal ka ah iskuulka Yamayska...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img