Monthly Archives: January, 2015

Browse our exclusive articles!

Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Mashaakilka Heysta Reysulwasaare Cumar cabdirashiib

Hiigsiga 2016 iyo sidii lagu gaari lahaa ayaa waxaa mashaakil badan ka heystaa reysulwasaare Cumar Cabdirashiid isagoo kol dhaweyd ku dhawaaqey gole wasiiro oo...

Wakiilka Qaramada MIdoobey ee Somaliya Nicholas Kay oo soo dhaweeyey Xukuumada Cusub

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia, Nicholas Kay ayaa maanta soo dhaweeyay golaha wasiirrada cusub ee Somalia oo uu 27-kii bishan ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha...

Aqoonyahanada Koonfur Galbeed ee Waqooyiga America oo Soo Dhaweeyey Xukuumada Cusub

Qurba jooga Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Waqooyiga Ameerika ayaa si weyn u soo dhaweeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub ee Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid uu...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Barlamaanka oo Sheegey In Dastuurka Dowlada Federalka uusan Ahayn Kumeel Gaar

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo Shalay ka hadlayay Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Dastuurka Soomaaliya uusan xiligaan aheyn KMG islamarkaana...

Baarlamaanka oo Maanta Ansixiyey HIndise Sharciyeedka Hanti Dhowrka

Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka hanti-dhowrka Qaranka oo ka mid ahaa hindisayaasha ay xildhibaannadu ka doodayeen dhowrkii casho ee lasoo dhaafay. Mudanayaal 12...

Popular

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey heshiisyo dowlada ay la gashay dalka tanzaaniya

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa...

Dagaalo maanta mar kale dib uga qarxay degmada qoryooleey

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo...

Midowga yurub oo u ansixiyey 116.9 milyan sara u qaadida amniga dalka somaliya

Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo...

Ciidamada dowlada oo aroortii hore ee saaka weerar ku qaadey xerooyin ay ku sugnaayeen alshabab

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Subscribe

spot_imgspot_img