Tacsi: Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

1
25

tacsi5Jaaliyada Digil Iyo Mirifle ee Qaarada North Ameerica waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Aabe Maxamed Abow Mayow iyo reerkiisa oo gabadhoodii maanta gelinkii dambe ku geeryootey dalka svizerland.

Waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey ha inaga wada siiyo dhamaanteen eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryooteynayna ilaahey samir iyo iimaan haka siiyo janadii fardowzana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.

 

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Inaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajacuun , waxaan tacsiyo halakan uga dirayaa Abdulkadir Abow iyo dhamaan reer Abow. Allaha u naxariisto walaashhen, qabrigeedana waasac ilaahey ha uga dhigo. Aamiin aamiin.

Comments are closed.