Tacsi:- Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
98

tacsiInaalilaahi Wa ilnaa Ileyhi Raajicuun Reer Abicar Cali Iyo Reer Cali Siidi waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Maxamed Abow Mayow oo gabadhooda Khadiijo Maxamed Abow ku geeryootey dalka Svizerland.

Waxaa ayna leeyihiin samir iyo iimaan ilaahey na inaga wada siiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryooteyna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo janadii fardowzana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.

 

Daafeet.Com