Gudiga Qaban Qaabada Shirweynihii Alif Maay oo Mahadcelin U Direy Dadkii Ka Qeyb Qaatey Qabsoomida Shirka

1
310

alif maayGudiga shirweynaha Alif Maay iyo gudigii qaban qaabada  shirweynihii Toronto waxaa ay mahadnoq gaar ah u jeedinayaan dhamaan xubnihii ka qeyb qaatey suura gelinta qabsoomida shirweynaha 20 guuridii kasoo wareegtey qorista afmaayga iyo intii kasoo qeyb gashey ee ka dhacay magalada toronto taariiqdu markey aheyd Nov 2 ilaa  iyo Nov 4 ee 2014.

Gudiga qaban qaban qabada shirweynaha Alif Maay ee Canada waxaa ay si gaar ah mahad halkan uga jeedineynaa shaqsiyaadkan hoos ku qoran.

Sheekh Mukhtaar Adan, Sheekh Cabdi Waaxid Salax Isaaq, Ibraahin Maxamed Ibraahin, C/qadir Xaji Amiin, Cali Cumar Cabdulle, Cabdullahi Macalin (jubba Restorant Windser), Liibaan Osmaan Jawaari, Ruqiya  Xaaji, Sahra Da’ud, Dhahiro Adan, Fadumo Abicar, Timiro eedan, Safiya Xaaji, Najmo Cali, Raxo Ibrahin bolis, Xareedo Ibrahin bolis, Saynab Madeey,  Sacdiyo Sheekh Hargeysa, Fadumo Shino.

 

Daafeet.com

 

1 COMMENT

Comments are closed.