Daawo Haweenka Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed Somaliya ee Ku Nool Magalada Muqdisho oo Taageerey Maamulka Lexda Gobol

0
28

Calanka koonfurKulan aad u balaaran oo ey soo abaabuleen haweenka kasoo jeeda konfur galbeed somaliya ee ku nool magalada uqdisho ayaa waxaa ey taageero buuxo siiyeen dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya waxaa eyna xukuumada ugu baaqeen in ey tix geliyaan rabitaanka shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa

Daafeet.Com