Aqriso Warqadii Ay Golaha Guurtida Maanta u Gudbiyeen Nicholas Kay oo Booqosho Ku Tegey Magalada Baydhaba

3
28

kayGolaha Guurtida ayaa maanta kulan la qaatey ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay kulankaasi oo ey ugu gudbiyeen warqad ka socota golaha guurtida koonfur galbeed somaliya asagana uu ka gudoomey.

shir-jaraaiid0001

shir-jaraaiid0002

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. War anaga waa rafaadsan nahay Waana ku Wareerney ee Yaa saxan Yaana Qaldan War nimanyoow Anaga Dhulkeena ayaa Loo soo Wada jeestey Qaas Ahaan Hawiyaha Adinkanna is Qabqabsibayaad Ka bixi La, dihiin

  2. Afyaambayaal(ADC) ku xareeysan cid ay wakiil ka yihiin ma jirto,xasan shure Adiga reer Juba-land ayaa tahay, falaaganimada iska daa ee hoos tag Dowladaada Laba Madoowe waxba iskuma kaa dhaamaane,khaatumo xumo haku dhiman ee waqtigaada Toowbada Alaah ku dhameeyso,Adiga&xirtaada is waansha,hadaad Yaabura-samaale arintaada tahay Nuunow oo aad isku tihiin Yaabuura samaale meel ma geeyn kartid

  3. Xasan shure Arinta ma taagno YAABUURE-SAMAALE,Arinta DEEGAAN ayaa wax loo sameeysanayaa,hadaad mooday in Reer eey tahay,oo aad u taageereeysid Madoowe Nuunow oo aad YAABUURE-SAMAALE isla tihiin arinta sidaas ma ahan,ee ku noqo Deegaanka aad ka timid,Deegeenadeena&Dadkeena ayaan Maamul u sameeysaneeynaa

Comments are closed.