Dhegayso..Wasiirka Kaluumaysiga”Jawaari waxaan ku qancinay in KoonfurGalbeed ayan kala go’ayn isla markaana ay dowlad tahay.

0
34

k4

 

 

 

 

 

 

Wasiirka wasaarada Kaluumaysiga Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali ayaa waxa uu ka hadlay kulankii maanta ay Baydhabo kula qaateen Kusimaha madaxweynaha isla markaana ah gudoomiyaha Baarlamaanka fedraalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxana uu sheegay inay jawaari ku qanciyeen in KoonfurGalbeed ayan kala go’ayn isla markaana ay dowlad tahay.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album